Maan Farah
★★★★★
"Waa farxad in luuqada Soomaaliga lagu dhigto ilaa dugsi sare"
Hassan Abdi Muhumed
★★★★★
"Mnzha allah aqoon buuxda kudugan buugan"
Version: 2.0
Kader Mohamoud
★★★★★
"Aaad buu uu ficaan"
Version: 1.0
Mustaphe Ismail
★★★★★
"This book is interesting one. But it need edits bc it has several errors"
Version: 2.0
Muktar Bashir Adam
★★★★★
"Nice contributions"
Keder Abdi omer
★★★★★
"wuu wanaagsanyahay"
Version: 1.0
mariya jama
★★★★★
"Mansha Allah marka koobaad alle ayay mahad usugnaaty mar labad waxaan mahadinaya dhamaan bahda ka qayb qaadatay qorshahan"
Ahmedyare Osman
★
"Buugan wuu fiicanyahay laakin qoragu meelo badan oo cutub ahaan u dhigay ayaan ku haboonayn cutub ahaan. Sidoo kale, cutubkii iyo ismalaha ciwaan hoosaad yadu! Tusaale cutubka 5aad. Wuxuu sheegaya ciwaan ahaan. Rah qaameysan. Ciwaan hoosadka 5.3 waa geeraar. Markaa u jeedada cutubka iyo ciwaan hoosadku sidey xirir u yeelanyan . Suugantuna aad iyo aad ayey ugu yartahy buugan."
Version: 2.0
faysal rashiid
★★★★★
"Wuu fiicanyahay buugan"
Version: 1.0
Maxamed Xaax
★★★★★
"Waad ku mahadsantihiin sida aad noo soo gaadhsiiseen buugan muhiimka ah"
Version: 2.0