Abdiwali Gabaye Buryar
★★★★★
"Excellent book .... It`s a great maths.... Thanks every one for his commitment...."
Version: 3.0
Riyaaq Siyad
★★★★★
"An excellent and well organized math book for Somali natives."
Version: 3.0
Abdii Yusuf
★★★★★
"Waa app fiican horey usoco"
Saki Xasan
★★★★★
"waa financial yahay"
A Google user
★★★★★
"Maasha alah aad ayaan ugu farxay runtii intaan map arkayay kii ugu muhiim sanaaa waaye aad ayuu umdsanyhy macalinkena c.wahab wacdar fadlan halaga faidaysto"
Version: 1.0
A Google user
★★★★★
"This app of Mathematics for grades 7 and 8 will help me and my son and any one with me to improve our maths knowledge. Thanks for the auther and any one contributed to reach us."
Version: 1.0
Ali Abdi Adow
★★★★★
"Wow amazing mathematics book thanks for the sharing 👍👍👍"
Abdirizak Moha
★
"The best for all"
Version: 3.0
Tusaale Wanaagsan
★★★★★
"Waa buug kuu ifinaya dugsiga hoose iyo dhexe oo hadana kugu caawin kara dugsi sare."
Version: 3.0
zadak pml
★★★★★
"M.n zha allh puug wcn weye alle haku zharfo"
Version: 3.0
Abdullahi Mohamed Alasow
★★★★★
"Waa buuggii ugu fiicnaa oo xisaab ah oona ku qoran afka hooyo lehna su`aalo maskaxda fur-furaya. Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay ustaad"
Version: 3.0
cabdi axmed
★★
"Haka maarmin ilays iyo abu naasih mohamed"
yousuf muhumed
★★★★
"Very nice app it will help any of our generation"
Version: 3.0
Abdinour Ahmed
★★★★★
"Best app horay uso o"
Version: 3.0
A Google user
★★★★★
"Engineer Abdiwahab Wacdar Camey Khayr Allaah hakusiiyo, Waxaad waligaaba kudadaali jirtay inaad horumarinta maskaxda da`yarta doorwayn kaqaadato. Allaah hakubarakeeyo. Miisaanka Xasanaadkana Allaah hakuu saaro. Cilmigaagana Allaah hakuu barakeeyo. Bi`idnillaah wuxuu noqon doonaa Applicationska ugu nacfiga badan. Waa wax lagu farxo wallaahi. Waxaan sidoo kale uducaynaynaa ugana mahadcelinaynaa Wllkena arrinta fudaydiyay."
Version: 1.0
A Google user
★★★★★
"Intaan app arkayay waa kan oigu fcn oo aad kaga hagar baxayso afkaaga hooyo Aad baan oogu faraxsanahay macalin Cabdiwahaab horey u soco"
Version: 1.0
Faarax Ismail
★★★★★
"wax fiican ayaad qabatay"
Maame Mawlid
★★★★★
"Masha allah waa buug fiican"
A Google user
★★★★★
"AscWrWb, Akhyfillah Abdiwahab W. Amey Chukran for your great work. Wassalam2usall"
Version: 1.0
Daawey 7
★★★★★
"Good for kids parents and learners thank you"
Version: 3.0